Farmaajo oo mar kale ku sii jeeda Eritrea & kulan Saddex geesood ah oo ka dhacaya Asmara

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Mar kale ku sii jeeda Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritrea. Qaar ka mid ah Warbaahinta Eritrea ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu doonaayo inuu dhex dhexdhexaadiyo dalalka Jabuuti iyo Eritrea oo sanado badan ay u dhexeysay colaad la xiriirta muran dhinaca xuduuda ah. Wasiirka Warfaafinta dowladda Eritrea … Continue reading Farmaajo oo mar kale ku sii jeeda Eritrea & kulan Saddex geesood ah oo ka dhacaya Asmara